|
|
|
Askar MotorsAll
in one place
All Mechanical and Electrical Work |
Repairs, Service, Clutch,
Suspensions, MOT All Types of Cars Bought & sold |
|
Askarmotors : Waa
Geeresh Soomaaliyeed oo ku Yaala Galbeedka Magaalada London Ee
Cariga Ingiriiska Waa geeresh aad ka helikartaan Dhamaan wixii
geeresh looga baahnaa, sida Mekaanikada,Service-yada , Bedelaada
waxkasta oo baabuurkaaga ka xun, hadaba Hoos ka akhriso dhamaan
waxa aanu qabano, Sida Dabka Baabuurta, Mekaanikada,Serviceyada
iwm, Hadaba
ha Moogaanina Inaad Soo Booqataan Askarmotors |
Mekaanikada: Waxaanu
kuu samaynaynaa Nooc walba oo Mekaaniko ah,sida Saliid Bedelida,
kileeshka, Bireegyada , Deynabooyinka , Starter motorska, Engines_ka
Gearbox_yada, Shocks-yada, Exhaust_yada,Radiatorska,Link armska,
pusheska Springs, Anagoo marwalba kuu soo iibineyna alaab cusub
oo garantii leh welibana ku siineyna waraaqda garantiiga , kuuna
sheegeyna wax kasta oo ka xun Baabuurkaaga oo aanan qiime dheeraad
ah kugu soo dalacayn Full Car Check Free ah Xag dab iyo Mekaanikaba
.iwm |
Baabuur iib
Ah: Waxaanu dhowaan idiinku soo daraynaa
Askarmotors laba qaybood oo Baabuur iib ah[Cars For Sale] oo kala
ah London UK iyo Hargeysa Somaliland, Baabuurtaas oo ah Baabuur
aanu anagu soo jeegareynay oo wata ugu yaraan 6 Bilood/6Months
Garantii Sida Engine_ka, Gearbox_ka anagoo u sii samaynayna Full
Car Check ama PDI {Predelivery Inspection} kana Bedelayna Dhamaan
waxa ka xun iyo Full Service with Timing Belt Change haddii Baabuurku
Timing Belt yahay ama Leeyahay, hadaba Kala soco qaybta Baabuurta
ama Cars Pictures mar walba Sawirada
aanu soo gelino anagoo ku soo kala Qorayna Hargeysa iyo London
Xaquuqda Waxwalba oo Ku
Jira Webkan Waxa Iska Leh Askarmotors |
|
|