Baabuurta Loogu iibsiga badnaa aduunka
Ford T Model
|
| Baabuurkani waa Ford T model waa baabuurka ugu iibsiga badnaa aduunka waayo 10sano ayuu aduunyada keligii ku ahaa ilaa 1938na waa la soo saarayey isagoo kala duduwan laakiinse magaca Ford T wata |
|
Chrysler Airflow
Ama Plymouth Airflow
|
| Kaalinta 2aad waa Chrysler ama Plymouth Airflow waxaa la bilaabay 1934 ilaa 1972 waa la soo saarayey isagoo dhowr nooc ah laakiinse isla magacii wata isla companigani wuxuu sameeyn jirey ilaa hadana sameeyaa qayb tareenada mareykanka ka mid ah siiba Engineska ha ugu badnaadee |
|
Chevrolett Prince
|
| Kaalinta 3aad waa Chevrolet Prince of Blairsiiba nooca V8-ka ama 8piston ee petrolka ah ayaa loogu jeclaa wuxuuna ahaa baabuurta loogu jecelyahay 1960's &1970's kii waxayna wershedu gaadhey in dalabka la sugo sanad oo baabuurka aad maanta dalbatid aad heshid sanad ka dib |
|
VW Kaefer
|
| VW keafer ama igasiimi waa No#4 waa baabuurka aan ilaa maanta laga xiiso dhicin isaga iyo Mini siiba noocan idiin muuqda wadamo badan sida mexico,Cuba,brazil,Argentine,Japan hadaad is tidhaahdid iibso ma goyneysid,iyo Europe oo aad looga xiisooyoba,qofkii xabad meel ku ogoow ha iska iibin beri dhow wuxuu noqonayaa sidii Diamondka oo kale waana baabuurka 4aad ee aduunka loogu iibsiga badnaa |
|
Honda Civic
|
| Honda Civic waa No#5 baabuurkan waxaa la bilaabay magaciisa Honada Civic 1972 oo marba design soo marayey isku soo wada duuboo magaca Honda Civic oo ilaa maanta socda kanina yahay noociisa cusub waa baabuurka 5aad ee loogu iibsiga badan yahay |
|
Toyota Corola
|
| Toyota Corola waa No#6 waxaa la bilaabay Magaca Corola 1966 inkastoo uu shapes badan soo maray lagana qurux badan yahay hadana aduunyadu waxay isku raacday baabuurta la isku halayn karo uguna dhaqaalaha fiican inuu ka mid yahay sidaas darteed Toyota corola waa No 6 |
|
Mini Cooper
|
| Mini Cooper waa No# 7 baabuurkan mini oo la bilaabay designkiisa 1959 ayaa cadaysay in qaabkeedu isbedelo mooyee inaan jidhkeedu koreyn oo dheeraaneyn, waa baabuurta aduunka loogu jecel yahay rah iyo dumarba qiimihiisuna aanu dhicin laakiinse xagga tirada iibsashada waxay gashay No# 7 ilaa maantana magacii mini isma bedelin ee wuu socdaa |
|
Chrysler ama Plymouth Voyager
|
| Chrysler ama Plymouth Voyager waa #8 baabuurkani waa baabuurkii u horeeyey ee Mini van ama 7seater ah aduunka,waxaa beryihii hore lagu iibsan jirey America & asia hadase wuxuu ilaa 1980 ku soo faafay Europe waana baabuurka 8aad ee loogu iibsashada badan yahay Chrysler Voyager oo ilaa maanta magacii Voyager wata |
|
Toyota Prius
|
| Toyota Prius waa No #9 waxaa magaciisa la bilaabay 1967 inta badana waa 3.0 litter,petrol waxaa aad loogu wataa USA,Canada,Latin America , Dhamaan Carabaha , South Africa iyo Australia Europe kuma badna wuxuuna galay kaalinta 9aad |
|
TATA NANO
|
| TATA NANo waa kaalinta 10aad, waxaa lagu sameeyaa India waxaana wata almost 30% indianka ,pakistan iyo wadamo kaloo badan siiba China waxaa la bilaabay samayskiisa 1975 ilaa hada wuxuuna wataa isla magaciisii Nano,wuxuuna Number 1 galay inuu yahay baabuurka ugu raqiisan aduunka ama ugu qiimo jaban iibsigiisu,ilaa hada baabuur ka jaban lama hayo, taasaana keentay numberka 10aad, |
liistadan aanu idiin soo gudbiney waa deraasad 10kii sanoba mar la sameeyo xarunteeduna tahay berlin Autowissenschafts Mesium
Ma U baahan tahay
in Lagaaga dhigo Baabuurkaaga

Sports
|

Tunning
|

Polishing
|
Wixii suaal ah
:
+44 {0} 20 8571 9315
:
+44 {0} 79 6143 0301 Abdi
Email: admin@askarmotors.com
|