|
Waxaanu kuu scan
garaynaynaa nooc walboo Baabuur ahanagoo isticmaalayna Qalab
u dhigma kuwa Dealersku isticmaalaan
CarDiagnoasis
Baabuurtan oo Dhan Umabaahnid inaad
Tagtid Dealer/Wakaalada
|
|
|
|
|
|

For All Cars
|

For All Trucks
|
Waxaanu idiin Scan ama Diagnoase
gareynaynaa nooc walboo Baabuur ah mid weyn & Mid yarba,
American, japanese, German, French,anagoo awood u leh dhamaan
inta wakaaladu /dealer-ku kuu qaban karo,Engine, ABS,Airbag,
Transmision, TCM,Service Light reseting,Key Coding,Immobilizer,Alarms,Dhamaantood
waanu kuu scan gareyn karnaa kuuna sameyn karnaa,kolba
Sidii aad jeceshahay,anagoo qiimahayaguna 50% ka jaban
yahay ka wakaalada,keliya Waxaad u baahan tahay balan/Apointment |
Daawo Sawirada Waxyaabaha aanu iscan gareyn
karno
| Dhamaan sawirada
aad xagga sare ku aragtaan waa Qaar kamid ah Scannerska
aanu isticmaalno weliba sawirada liistada baabuurtu
ku qorantahay intaas kuma dhama ee waa tusaale uun,
anagoo sida aad aragtaanba scann gareyn karna ,dhugdhugleeyada{mootooyinka},
Baabuurta yaryar iyo Kuwa waaweynba kuuna sheegeyna
cilad kasta oo baabuurkaaga ku jirta oo electric
ah, kaana demin karayna nal ama laydh kasta oo kaaga
soo baxa Dashboardka,waxa keliya ee aanu kaaga baahanahay
waa adiga oo balan soo samaysta si aanay kuugu dhicin
berito soo laabo ama sugitaan dheer |
|
Qaybtanina waa qaaybta car Alarmska:
Waxaanu kuu rakibi karnaa ama kuu cilad bixin karnaa nooc
walboo car alarm ah ama Anti Theft hadii laguugu rakibayo
baabuur aan alarm lahayn alarm adigoo keensan kara nooc
kasta oo aad jeceshahay ama ku siin karna wixii talo ah
nooca ku haboon baabuurkaaga, hadii aanad keensan karina
anaga ayaa hayna liisto wadata sawiro iyo qiimahoodaba
markaa kii aad jeclaatid ayaad ka dooranaysaa anagaana
kuu dalbayna.
hadii uu kaa xumaado alarmkii ku rakibnaa baabuurkaaga
waxaanu kuu garantii garaynaynaa inaanu ka saarno khalad
kasta oo ku jira xitaa hadii aanu remote-ku kuu shaqaynayn
waxaanu isku deyeynaa inaanu mid cusub kuugu program-gareyno. |
In Car Intertaintment
Waxaanu kuu Raki Karnaa
kuuna keeni karnaa nooc walboo DVD , Radio,CD_changer, ah iyo dhamaan
qalabkan hoos kaaga muuqda oo ah waxyaabaha lagu sii xidhi karo
DVD players-ka,waad keensan kartaa waanuna kuu keeni karnaa, dhamaan
qalabka aanu kuu keenaa waxay wataan garantiigii wersheda hadii
ay kaa xumaadaana mudadaas gudaheeda bilaash ayaa mid kale laguugu
gelinayaa
DVD_yada & Navigation
systems_ka
|
|
|
|
Waxyaabaha lagu sii
xidho ama xidhi karo DVD playerska sida kuwan hoose
|
|
|
|
Daawo Labadan Video ee aanu kaaga
duubnay Radiyooyo aanu test gareynayno Video1 iyo Video2 dhowaana
waxaanu idiin soo wadnaa Videos ah Car Alarms-ka, Cameras-ka, House
Alarms-ka, Engine Diagnoasis-ka etc ee ha moogaan
Askarmotors kuma eeka baabuurta
oo keliya waxaanuse kuu rakibi karnaa dhamaan wixii la Xidhiidha
Safe-tiga guryaha sida camere , house Alarm iwm
House Security
Rakibaada House Alarmska
|
|
|
Ma u baahan
tahay inaad gurigaaga ama ganacsigaaga/Dukaankaaga ku
xidhid Alarm ama Camera,weliba aad ka kaantarooli kartid
meel kastood Joogtid sida Alarmka ku soo wacaya hadii
guriga lagaa jabsadoama u digaya Tuuga intuusan qaylin
oo aad codkaaga ku duubi kartid,Dhamaan Servicekan waanu
sameynaa waxaanuse sameynaa maalmaha Sabtida & Axada
oo keliya anagoo ku odhanayna noocaas soo iibso ama kuu
keeneyna hadaynu isla garano nooca aad rabtid Rakibaada
Cameradaha iyo House alarms_ku waa only weekends_ka ama
sabtida & Axadaha |
ECU and Feul
pumps Scannings

Waxaanu kuu diagnois garaynaynaa cilad
kasta oo ECU'ga ama computerka Engineka ah minityo gudahood
oo aanu weliba iyadoo daabacan ku siinayno
|

waxaanu kuu cilad rakibaynaa kuuna keeni
karnaa kuuna sheegaynaa hadii perol ama Deisel pumpku kaa
xunyahay anagoo kuu keenayna Original parts
|
Radiyooyada iwm

Waxaanu kuu rakibaynaa dhamaan car telefonska
oo Radio_gu kaa damayo marka telefan kuu soo dhaco
|
Deynamooyinka iwm

waxaanu kuu rakibaynaa kuuna cabiraynaa
nooc walboo Deynamo ah minityo Gudahoodwaana original parts
only
|
Airbag Lights

waxaanu kuu samaynaynaa cilad kastoo Airbaga
kaa gasha waanuna kaa deminaynaa
|
All Cluster lights

waxaanu kuu cilad bixinaynaa laydh kasta
oo kaaga soo baxa Dashboardka daqiiqado gudahood , iyo si
profesional ah.
|
Waxaanu
kuu diagnois garaynaynaa dhamaan ciladaha Electeriga
ama electroniga Engine_ka oo dhan sida ,Camshafts sensors,Crankshafts
sensors,Knock sensors,Air Mass sensors,Turbocharger sensor,iyo
ciladaha gearbox_yada Automatiga ah oo dhan.Cidii
u baahatana waxaanu haynaa Engines & Gearbox_ya iib
ah , wixii faahfaahin ah eeg Qaybta Spare parts iib ah,
ama Links_ka ah Extra service. |
Ma
U baahan tahay in Lagaaga dhigo Baabuurkaaga

Sports
|

Tunning
|

Polishing
|
Back
Home
Wixii suaal
ah
:
+44 {0} 20 8571
:
+44 {0} 79 6143 0301 Abdi
Xaquuqda
Waxwalba oo Ku Jira Webkan Waxa Iska Leh Askarmotors |
|