Boggani waa bog cusub oo aanu ugu talo
galnay dhamaan Ganacsatada Soomaaliyeed ee ka ganacsata Badeecooyinka
kala duwan sida dharka, Mishiinada , Elektrooniga, Cuntada
Iyo Sharaabka anagoo u sahleyna halka ay ka heli karaan ama
ka caawinayna waxyaabo badan oo aanay ogeyn, hadii ay noo
wakiishaana anagaa u keeneyna markaa qof kii dani ka hayso
ha nala soo xidhiidho, waxaa jira dad badan oo garan la waxa
ay jecel yihiin inay ka ganacsadaan meel ay u maraan, markaa
nala soo xidhiidh sawiradan hoosena ka daawo qaar ka mid
ah waxa aanu kaa caawin karno Anagoo Wax yar Charge gareyneyna,weli
may hawl gelin qaybtani oo inaanu sharci gareyno weeye anagoo
nalagu xidhay waraaqaha import & Export ee dalka Germany
welina waraaqdii may so dhicin waanuse Dalabnay
Sawiradan Riix Si Aad U Daawatid
Slide Show
|
|
|
|
|
|
Kuma xidhnin kamana ganacsano wax
China ama Shiinaha laga keeno ama laga keenayo, Dhamaan
Alaabtani waxay taalaa Germany, France,Poland, Austria,
UK, Holland iyo Turkiga waana Alaab la Kaantaroolay ama
la jeeking-gareeyey, adigaana u horeeya wax bacda ama box-ka
ka fura oo maaha wax la soo isticmaalay, Qofkii Raba inuu
Ganacsi Bilaabo waxaanu u heli karnaa mararka qaarkood
Konteenaro Mix ah, oo haday dhar tahay ka kooban ugu yaraan
28000 oo shay oo mix ah, dhar dumar, Dhar rag,Dhar caruureed
intaanad gadana waxaa lagu siinayaa liistada waxa ku jira
konteenerka, Elektroonigu waa la mid, oo mararka qaar ayaad
alaab 100.000 Euro ah ku heleysaa 20.000 , Mishiinadu waa
la mid, Qalabka Guryuhu waa lamid , Computeradu waa la
mid, Qasaaladaha iwm waa la mid, Hadaba nala soo xidhiidh
weydiintu lacag maaha !!!!!!
Baabuurtu Waa From
Europe 90%, iyo Carabaha oo 10% ah, Gal Qaybta Car Pictures
wixii Faahfaahin ah ee Baabuurta khuseeya |