Mercedes Maybach Price 443.870euro, Shirkadan maybach oo ah laan ka mid ah Mercedes oo inta badan soo saarta baabuurta ugu qaalisan Mercedes baabuurkan aad looguma iibsan Europe & america toona iyadoo la rabo in la xidho qaybta baabuurkan soo saarta ayay suuq ka heshay carabaha 85% baabuurteeda waxaa la geeyaa carabaha markaa markay jarmalku arkaan baabuurtan waxay ugu yeedhaan baabuurkii Sheikhyada waxayna ku taalaa Tuulada Winnenden gobolka Badenwurtenberg ee Stuttgart laga xukumo
Mclaren Mercedes SLR Price 493.850euro waa baabuurka ugu dheereeya wax baabuur ah oo wado si sharci ah loogu wadan karo Mclaren waxay sameysaa Sports Cars only
Porsche 911GT2 Price 189.496euro
Roll-Royce Phantom coupe Price:440.300euro oo ah sidaa uu hada yahay Sawirka,baabuurkan weli looma hayo Qafis ama Hardtop ama shiraaq lagu daboolo ilaa hada 6 hardtop oo electric xaga danbe ka soo baxayaa loo design gareeyey waana la isku diidey oo mid walba waxbaa laga sheegay markaa marka Hardtop loo helo wuu kacayaa qiimihiisu