|
Waxaanu kuu scan
garaynaynaa nooc walboo Baabuur ahanagoo isticmaalayna Qalab
u dhigma kuwa Dealersku isticmaalaan
CarDiagnoasis
Baabuurtan oo Dhan Umabaahnid inaad
Tagtid Dealer/Wakaalada
|
|
|
|
|
|

For All Cars
|

For All Trucks
|
Waxaanu idiin Scan ama Diagnoase
gareynaynaa nooc walboo Baabuur ah mid weyn & Mid yarba,
American, japanese, German, French,anagoo awood u leh dhamaan
inta wakaaladu /dealer-ku kuu qaban karo,Engine, ABS,Airbag,
Transmision, TCM,Service Light reseting,Key Coding,Immobilizer,Alarms,Dhamaantood
waanu kuu scan gareyn karnaa kuuna sameyn karnaa,kolba
Sidii aad jeceshahay,anagoo qiimahayaguna 50% ka jaban
yahay ka wakaalada,keliya Waxaad u baahan tahay balan/Apointment |
Daawo Sawirada Waxyaabaha aanu iscan gareyn
karno
| Dhamaan sawirada
aad xagga sare ku aragtaan waa Qaar kamid ah Scannerska
aanu isticmaalno weliba sawirada liistada baabuurtu
ku qorantahay intaas kuma dhama ee waa tusaale uun,
anagoo sida aad aragtaanba scann gareyn karna ,dhugdhugleeyada{mootooyinka},
Baabuurta yaryar iyo Kuwa waaweynba kuuna sheegeyna
cilad kasta oo baabuurkaaga ku jirta oo electric
ah, kaana demin karayna nal ama laydh kasta oo kaaga
soo baxa Dashboardka,waxa keliya ee aanu kaaga baahanahay
waa adiga oo balan soo samaysta si aanay kuugu dhicin
berito soo laabo ama sugitaan dheer |
|
Qaybtanina waa qaaybta car Alarmska: Waxaanu kuu
rakibi karnaa ama kuu cilad bixin karnaa nooc walboo car
alarm ah ama Anti Theft hadii laguugu rakibayo baabuur
aan alarm lahayn alarm adigoo keensan kara nooc kasta oo
aad jeceshahay ama ku siin karna wixii talo ah nooca ku
haboon baabuurkaaga, hadii aanad keensan karina anaga ayaa
hayna liisto wadata sawiro iyo qiimahoodaba markaa kii
aad jeclaatid ayaad ka dooranaysaa anagaana kuu dalbayna.
hadii uu kaa xumaado alarmkii ku rakibnaa baabuurkaaga
waxaanu kuu garantii garaynaynaa inaanu ka saarno khalad
kasta oo ku jira xitaa hadii aanu remote-ku kuu shaqaynayn
waxaanu isku deyeynaa inaanu mid cusub kuugu program-gareyno. |
In Car Intertaintment
Waxaanu kuu Raki Karnaa
kuuna keeni karnaa nooc walboo DVD , Radio,CD_changer, ah iyo
dhamaan qalabkan hoos kaaga muuqda oo ah waxyaabaha lagu sii
xidhi karo DVD players-ka,waad keensan kartaa waanuna kuu keeni
karnaa, dhamaan qalabka aanu kuu keenaa waxay wataan garantiigii
wersheda hadii ay kaa xumaadaana mudadaas gudaheeda bilaash ayaa
mid kale laguugu gelinayaa
DVD_yada & Navigation
systems_ka
|
|
|
|
Waxyaabaha lagu sii xidho
ama xidhi karo DVD playerska sida kuwan hoose
|
|
|
|
Daawo Labadan Video ee aanu kaaga duubnay Radiyooyo
aanu test gareynayno Video1 iyo Video2 dhowaana
waxaanu idiin soo wadnaa Videos ah Car Alarms-ka, Cameras-ka, House
Alarms-ka, Engine Diagnoasis-ka etc ee ha moogaan
Askarmotors kuma eeka baabuurta oo keliya
waxaanuse kuu rakibi karnaa dhamaan wixii la Xidhiidha Safe-tiga
guryaha sida camere , house Alarm iwm
House Security
Rakibaada House Alarmska
|
|
|
Ma u baahan
tahay inaad gurigaaga ama ganacsigaaga/Dukaankaaga ku
xidhid Alarm ama Camera,weliba aad ka kaantarooli kartid
meel kastood Joogtid sida Alarmka ku soo wacaya hadii
guriga lagaa jabsadoama u digaya Tuuga intuusan qaylin
oo aad codkaaga ku duubi kartid,Dhamaan Servicekan waanu
sameynaa waxaanuse sameynaa maalmaha Sabtida & Axada
oo keliya anagoo ku odhanayna noocaas soo iibso ama kuu
keeneyna hadaynu isla garano nooca aad rabtid Rakibaada
Cameradaha iyo House alarms_ku waa only weekends_ka ama
sabtida & Axadaha |
ECU and Feul
pumps Scannings

Waxaanu kuu diagnois garaynaynaa cilad kasta oo ECU'ga ama
computerka Engineka ah minityo gudahood oo aanu weliba iyadoo
daabacan ku siinayno
|

waxaanu kuu cilad rakibaynaa kuuna keeni
karnaa kuuna sheegaynaa hadii perol ama Deisel pumpku kaa
xunyahay anagoo kuu keenayna Original parts
|
Radiyooyada iwm

Waxaanu kuu rakibaynaa dhamaan car telefonska
oo Radio_gu kaa damayo marka telefan kuu soo dhaco
|
Deynamooyinka iwm

waxaanu kuu rakibaynaa kuuna cabiraynaa nooc walboo Deynamo
ah minityo Gudahoodwaana original parts only
|
Airbag Lights

waxaanu kuu samaynaynaa cilad kastoo Airbaga kaa gasha waanuna
kaa deminaynaa
|
All Cluster lights

waxaanu kuu cilad bixinaynaa laydh kasta
oo kaaga soo baxa Dashboardka daqiiqado gudahood , iyo si
profesional ah.
|
Key Coding 
Waxaanu idiinku
soo daraynaa dhowaan[insha alaah] qayb cusub oo electroniga
baabuurta ah oo ah Key-Coding, uma baahna macaamiishayadu
in hadii furuhu ka lumo ama u shaqayn waayo ay u jiidaan
baabuurkooda wakaalada laga leeyahay ama Dealerka,
anagaa u dalbayna fure cusub una code_garaynayna, specialy,
Baabuurta ka danbeysey 1996 ilaa modelada hadda |
Programming Remote Controles & service
lights Resettings

waxaanu kuu programinaynaa nooc kastoo Remoteka
daaqadaha
& alarmka lagu furoanagoo adeegsanayna qalabcasri ah
wedo while you wait
|

Baabuurtan oo dhan & kuwo kaloo
badanba waa in la soo reset gareeyo service lightka ama
inspection or oil lightafter the service,we do while you
wait
|
Waxaanu kuu diagnois garaynaynaa
dhamaan ciladaha Electeriga ama electroniga Engine_ka oo
dhan sida ,Camshafts sensors,Crankshafts sensors,Knock
sensors,Air Mass sensors,Turbocharger sensor,iyo ciladaha
gearbox_yada Automatiga ah oo dhan.Cidii
u baahatana waxaanu haynaa Engines & Gearbox_ya iib
ah , wixii faahfaahin ah eeg Qaybta Spare parts iib ah,
ama Links_ka ah Extra service. |
Ma U baahan tahay in Lagaaga dhigo Baabuurkaaga

Sports
|

Tunning
|

Polishing
|
Back
Home
Wixii suaal
ah
:
+44 {0} 20 8571
:
+44 {0} 79 6143 0301 Abdi
Email: Admin@askarmotors.com
Xaquuqda Waxwalba oo Ku
Jira Webkan Waxa Iska Leh Askarmotors |
|