Waxaanu Kuu samaynaynaa ama kuu dayactiri karnaa
ama kuu bedeli karnaa nooc walboo Engine ah,Gearbox ah,Cylinder
head ah, Clutck system,Exhaust system,Service oo dhan,Bireegyada,Shocks-ka,anagoo
mar walba ku dadaaleyna inaanu garantii ku siino muddo
ah,kaas oo ay bixinayaan cidda aanu alaabta kaaga soo
iibiney,
Waxaanu wadnaa hadda qorshe ah inaanu DVLA ka qaadano
Contract ah inaanu Road-tax-ka iibin karno sida Post office-ka
oo ay Qalabkoodii Keensadaan si ay macaamiishayada ugu
fududaato inay adeeg walba naga heli karaan , M.O.T, Road
Tax, Hand Car wash etc