Khalidmosque
Qur'aanul kariim
Mekaanikada
Dabka
MOT
Taayirada
Welcome To Qaybta M.O.T-ga iwm
Bishaaro: Askar motors oo MOT test lagu kordhiyey

MekaanikadaWaxaanu kuu samaynaynaa Nooc walba oo Mekaaniko ah,sida Saliid Bedelida, kileeshka, Bireegyada , Deynabooyinka , Starter motorska, Engines_ka Gearbox_yada, Shocks-yada, Exhaust_yada,Radiatorska,Link armska, pusheska Springs, Anagoo marwalba kuu soo iibineyna alaab cusub oo garantii leh welibana ku siineyna waraaqda garantiiga , kuuna sheegeyna wax kasta oo ka xun Baabuurkaaga oo aanan qiime sheeraad ah kugu soo dalacayn Full Car Check Free ah Xag dab iyo Mekaanikiba .iwm

Laser wheel alignment
Emision tester

 Qaybtan sare waa qaybta MOT test_ga oo dhowaan hawl gashay ha moogaan 

Bidix: waa laser wheel alignment electronic ah Midig: waa scanner casri ah oo all models ah,insha Allaah hada shaqaa ku socota MOT_ga dhakhsona wuu u hawl geli doonaa.waxaanu kaloo idiinku soo daraynaa geereshka qayb cusub oo taayirada ah Sida hoos idiinkaga muuqata Waa Tyre changer iyo Tyre balancer

Tyre changer  Wheel Balancer

Insha Allaah waxaanu rajeyneynaa inaanu idiinku soo darno qayb taayirada ah oo iib ah with fixing & blancing


Ma U baahan tahay in Lagaaga dhigo Baabuurkaaga

Askarmotors

Sports

Askarmotors

Tunning

Cabriolet

Polishing

Back Home

Wixii suaal ah

Fone: +44 {0} 20 8571

Mobile: +44 {0} 79 6143 0301 Abdi

Email: Admin@askarmotors.com

Xaquuqda Waxwalba oo Ku Jira Webkan Waxa Iska Leh Askarmotors
Askarmotors
King Size Direct Promotion Codes© Copyright 2005. All rights reserved. Designed by. Gesod.S.Askar Web Site Hit Counter