Bogga 1aad
Bogga 2aad
Bogga 3aad
Bogga 4aad
Filimada
TrafficRevenue
PopAds.net - The Best Popunder Adnetwork
PumpBaabuurtii ugu Shidaal Cunka Badnayd Abid Pump

Ferrari

Baabuurkani waa Ferrari 365GT 1973 wuxuu xawaarihiisu gaadhi jirey 280km/h wuxuuna ahaa wakhtigaas baabuurka ugu dheereeya aduunka,,awoodiisu waxay ahayd 352hp wuxuuna liqi jirey 28 ilaa 43 litir every 100km

ferrari

Ferrari400GT model 1960 xawaarihiisu wuxuu ahaa 270km/h Awoodiisuna 400hp wuxuuna cuni jirey 32litir ever 100kms

LM

Waa lamborghini LM 4X4 culayskiisu waa 3ton,waana baabuurka homepagekayaga ugu horeeya,model 1989,V12 ama 12 piston, awoodiisu waa 455hp,wuxuuna liqaa every 1 ama 2km 1littre,wuxuu qaadaa taangigiisu 145litir waxaadna ku soconkartaa ilaa 200km ugu badnaan markaa liqitaankiisu waa 53-86 every 100km

Volvo

Volvo 164 automatic Model 1979 wuxuu liqi jirey 36littre every 100km

BMW

BMw745i Model 1980 wuxuu ahaa V8 ama 8piston 258Hp xawaarihiisuna 225km/h wuxuuna liqi jirey 26littre every 100km

Martin

Aston martin Model 1980 V8 petrol wuxuu liqi jirey 32littre every 100km

cadilac

Baabuurkani waa cadilac Elderado Model 1971 Awoodiisuna ahayd 365HP wuxuu cuni jirey 29 ilaa 38 oo ah minimum marka uu caadi u socdo marka uu xawaare dheer ku socdona 42minimum per 100km

XJ12

Jaguar XJ12 model 1965 awoodiisuna ahayd 254hp wuxuu lahaa laba taangi oo midkiiba qaado 45littres,wuxuuse isugeyn labadaa taangi ku cuni jirey 300km in ka yar isagoo shidaal cunkiisa u yari ahaa 30littres per 100km markuu caadi u socdo

wagoneer

Jeep wagoneer V8 petrol Model 1971 30litres per 100km

Espada

Lamborghini Espada Model 1969 350ps 30litres per 100km

Benz450

Mercedes benz450SEL 6.9ltr Petrol Model 1975 286HP wuxuu liqi jirey 40ltrs per 100km

RO80

NSU RO80 Model 1976 23ltrs per 100km

Diplomat

Opel Diplomat V8 Model 1974 230ps 22ltrs per 100km

Paraccuda

Plymouth hemi Baraccuda Model 1970 Awoodiisuna ahayd 425ps Wuxuu diri jirey 29-45ltrs 100km

5

Renault5 Model 1982 Awoodiisuna ahayd 108hp 15ltrs 100k

Back Visitors Stat Counter