Khalidmosque
Qur'aanul kariim
Mekaanikada
Dabka
MOT
Taayirada

Askar Motors All in one place

All electrical and mechanical works, M.O.T,preparatins,Repairs,Servicing & Sales Centre

Sawirada Taayiradaanu Dirno/Tyres we Sell

Askar Motors wuxuu geeyaa taayirada Dhulkii Hooyo meeshii ay noqotoba Somaliland,puntland & Koonfurba anagoo Xaruntayada guud tahay magaalada hargeisa oo uu Joogo wakiilkayaga Mustafe ka dibna ay taayiradu u sii gudbaan Meeshii laga soo dalbaday,Haday noqon lahayd , Koonfur, Puntland,somaliland ama Itoobiyaba,oo aanu macaamiil badan ku leenahay,

Taayirada aanu geyno wadankii waa Size 13" ilaa 17" inch, kuma jiraan taayirada Baabuurta waaweyn ee ka weyn Shaampoo-ga ama Kur ka noolka, insha ALLAAH dhowaan ayaanu ku daraynaa kuwa waaweyn taayiradoodana sida Waaraadka,iwm

Askarmotors Exports Tyres To Somalia,Somaliland,Puntland,Ethiopia and Djibouti, we mainly use Berbera Port/Somaliland or Djibouti Port/Djibouti and we transport all tyres from there to their destinations, all tyres are air checked and no damages at all any questions please call Mustafa on +252 2442 3341 We Sell Truck tyres too

Shuruudahayaga

Taayirada Waxaanu iibinaa Jumlad iyo Tafaariiqba Hadaba

Qof kasta oo macaamiisha ah oo wax dalbanayaa waa inuu ka soo dalbadaa Hargeisa,oo dalabkiisa ay noo soo gudbiyaan xafiiskayaga Hargeys,ama Mustafe , marnaba ma dhacayso in aanu anagu dalabka toos u qaadno oo toos ugu dalabno macmiilka taayirada uu rabo,wixii faahfaahin ah waad na soo weydiin kartaan ama sharaxaad dheeraad ah by taleefan iyo by emailba,laakiinse dalabku waa inuu nooga yimaadaa hargeysa,

Sizeka ama Taayirada aanu keeno waxaa ka mid ah kuwan hoos ku qoran Dhamaantoodna waxaad heli kartaa inta xabo ee aad u baahatid size walba laakiinse la soco ma dalabno size keliya waxaa u yar afar size oo kala duwan Kontainerkiiba ,

tayada taayirada haddii aad u baahan tahay inaad soo aragtid muunad ahaan intaanad iibsan ama dalban la hadal Mustafe +252 2442 3341 ama isaga weydiiso inuu kuugu soo diro Sawiro muujinaya tayada taayirada email ahaan hadii aanad degenayn hargeysa ama aanad iman karayn

Intan Kuma Dhama Sizes-ka Taayiradu waa 13" ilaa 22.5" sida aad ka aragtid Sawirada Hooseba xitaa Taayirada Sportiga ah waanu Kuu Keeni karnaa Qiimuhuna Waa ka ugu Jaban ilaa Wadamada Khaliijka
Tyres Size 13" - 17"
13 Inches 14 Inches 15 Inches 16 Inches 17 inches
185/80R13 185 - 14 195 - 15 205 - 16 225 / 65-17
175/70R13 195 - 14 215 - 15 185 / 75 - 16 235 / 65 - 17
175R13 205 - 14 195/80R14 195 / 75 - 16 255 / 65 - 17
185R13 185/80R14 205 / 75 - 15 205 / 75 - 16 215 / 45 - 17
185/70R13 195/80R14 225 / 75 - 15 215 / 75 - 16 225 / 45 - 17
175/70R13 205/80R14 235 / 75 - 15 225 / 75 - 16 235 / 45 - 17
  175 / 70 - 14  255 / 75 - 15 215 / 70 - 16 245 / 45 - 17
Truck Tyres 185 / 70 - 14 265 / 75 - 15 225 / 70 - 16 205 / 40 - 17
1000R20 195 / 70 - 14 195 / 70 - 15 235 / 70 - 16 215 / 40 - 17
1100R20 205 / 70 - 14 205 / 70 - 15 245 / 70 - 16 205 / 50 - 17
1200R20 165 / 65 - 14 215 / 70 - 15 265 / 70 - 16 225 / 50 - 17
  175 / 65 - 14 225 / 70 - 15 205 / 65 - 16 215 / 45 - 17
  185 / 65 - 14 235 / 70 - 15 215 / 65 - 16 225 / 45 - 17
  195 / 65 - 14 7.50R15 225 / 65 - 16 235 / 45 - 17
  205 / 65 – 14 265 / 75 – 15 7.50 R16 245 / 45 - 17
  185 / 60 - 14 275/75R15 8.25 R16 205 / 40 - 17
  195 / 60 - 14     215 / 40 - 17

Ma U baahan tahay in Lagaaga dhigo Baabuurkaaga

Askarmotors

Sports

Askarmotors

Tunning

Cabriolet

Refurbished



Wixii suaal ah

Fone: +44 {0} 20 8 Abdi

Mobile: +44 {0} 79 6143 0301 Abdi

Ama

Mustafe Mobile+252 2442 3341

Email: Admin@askarmotors.com

Xaquuqda Waxwalba oo Ku Jira Webkan Waxa Iska Leh Askarmotors
Askarmotors
King Size Direct Promotion Codes© Copyright 2005. All rights reserved. Designed by. Gesod.S.Askar Web Site Hit Counter