Die hässlichsten Autos
Christian Edel
Halkan Waxaad ka Daawan kartaa baabuurta la isku raacay inay ugu foolxun yihiin inkastoo ay ku jiraan kuwo dadku jecel yihiin hadana waa sida laysku raacay,Hope your car is not inthe List!!!!
Chrysler PT Cruiser oo Europe aad loo iibsadey ayaa lagu daray Liistada
Audi A2 oo ah kuwa loogu jecel yahay Audi ayaa markii u danbeysey liistada lagu daray Bad For The Ingolsteadter
Gaadhigan Ford KIA dumar badan baa ku dooday inuu quruxbadan yahay waxaa loogu jawaabey waxa keliya ee qurux badan ee baabuurkan laga arkay waa inantii ka Xayeysiineysey TV-ga Kylie Minogue
Toyota Yaris Verso waxaa lagu macneeyey waxa ugu soo dhow ee lagu tilmaami karaa inay tahay afkiisa hore oo u eeg afka hore ee Hooverka ee Qashinka ama wasakhda nuugta
Diahatsu Copen No Comment si weyn baase la isugu raacay in lagu daro liistada
Mercedes CLS waa baabuur ku qurux badan sawirka
Smart waxba laguma macmeyn waase lagu daray hadal la'aan
Gaadhigani Waa Trabant Trabi Baabuurtii oo soo saari jirey East Germany,waa modelkiisa cusub oo la weyneyey laakiinse iska daa amaane waxaa la isku qabsaday in Jidadka loo ogolaado oo ilaa maalintii la soo bandhigay IAA 2007 international auto ausstellung waa lagu muransan yahay haloo ogolaado wadooyinka oo ha la iibiyo iyo lama arki karo,iyadoo afjarmal ahna waa tan faaladii.Auch die Neuauflage des Trabant, New Trabi, kann das DDR-Mobil nicht vor dem ästhetischen Supergau retten. Auf dem Bild sehen wir ein Modell im Maßstab 1:10, vorgestellt auf der IAA 2007. Bleibt zu hoffen, dass es nie zu Straßentauglichkeit heranwächst!
Saab 90 waxaa lagu macneeyey baabuurtii ugu foosha xumayd ee 80's iyo 90,s-kii inuu ku jiro liiska hore,kan aad aragtaana waa model 1985 Saab90
Volvo C30 waxaa lagu macneeyey inuu ku fiicnaa in lagu sheekeysto uun aanse la arkin siiba Muraayadiisa danbe - Wer das Pech hat, hinter einem Volvo C30 fahren zu müssen, muss sofort an Märchen denken. Aber nicht, weil der Wagen märchenhaft schön wäre, sondern weil das Heck an den gläsernen Sarg von Schneewittchen erinnert.
Suzuku Wagon R ilaa hada waxaa la isweydiinayaa waxa ay R-ta danbe u taagan tahay Suzuki wagon la garaye,- Für was auch immer das "R" beim Suzuki Wagon R steht, es ist sicher nicht "Rassig". Vielleicht "Rechteck"? Wer aufregende Formen sucht, wird mit diesem Suzuki jedenfalls sicher nicht glücklich.
VW Multivan waa baabuur ila qurux badan laakiinse khubaradu waxay ku qiimeeyeey designkiisa inaanu macne weyn ku fadhiyin oo xitaa ilmaha yari design gareyn karo isku soo duuboo Kartoon ama Box afar taayir loo geliyey ayaa lagu macneeyey - Schlichte Eleganz? Streichen Sie das "Eleganz", dann haben Sie den VW Multivan. Einfacher geht´s nicht, was das Design angeht: Ein Kasten mit vier Rädern. So malen Grundschulkinder Autos. Und VW-Designer.
Diahatsu trevis waa mini walaalkeed laakiinse quality iyo Form midna uma dhowa Mini
Renault Megane waa baabuur aad ula qurux badan dad badan laakiinse waa la diidey oo waxaa la yidhi ha daba weynaado muxuuse ku qaadi karaa????
Citroen C6 - sex wuu iibsamaa laakiinse sexkani ma iibsamayo siiba xagiisa danbe ee ay ku qoreen C6 ayaa ugu foolxun!!!! - Sex sells, aber diese "6" sieht eher aus wie ein Ladenhüter. Vor allem von hinten macht der C6 von Citroen eine schlechte Figur.
Logan Pick up waxaa lagu macneeyey iska daa alaab aad ku qaadatide adigaa cidhiidhi ugu dhimanaya gudihiisa intaanad alaabtaba gaadhin quruxdana meelnaba kama soo galo Baabuurkan Logan Pick up mana aha 4X4
Lanci Thesis Baabuurkan oo ku jira kuwa ugu qaalisan hadana xaga quruxda meelna kama soo galo waxaase la yidhi midabkiisa ayaa ku qurux badan qof is qarinaya hadii muraayadaha loo madoobeeyo,waana midabka dadka wasiirada ,Actors-ka iwm kaxaystaan
VW Golf waa baabuur qurux badan dadkuna aad u jecel yihiin Illaahayse waxaad ka baridaa isagoo kor loo dalacay oo offroader ah ama 4X4 inaanu ku tusin dib danbeesa umaad agmarteen VW wax ku abtirsada
Fiat multipla - Qofwalbaaba markuu dukaan galo wixii dookhiisa ah buu soo iibsadaa laakiinse Fiat multipla meelna kama soo galo qurux & design midna Dookhuse waa wax jira
Ma U baahan tahay
in Lagaaga dhigo Baabuurkaaga

Sports
|

Tunning
|

Polishing
|
Back Home
Askar Motors
:
+44 {0} 20 8571 9315
:
+44 {0} 79 6143 0301 Abdi
Email:
Admin@askarmotors.com
|