Askarmotors : Waa
Geeresh Soomaaliyeed oo ku Yaala Galbeedka Magaalada London
Ee Cariga Ingiriiska Waa geeresh aad ka helikartaan Dhamaan
wixii geeresh looga baahnaa, sida Mekaanikada,Service-yada
, Bedelaada waxkasta oo baabuurkaaga ka xun, hadaba Hoos
ka akhriso dhamaan waxa aanu qabano, Sida Dabka Baabuurta,
Mekaanikada,Serviceyada iwm, Hadaba
ha Moogaanina Inaad Soo Booqataan Askarmotors
Mekaanikada: Waxaanu
kuu samaynaynaa Nooc walba oo Mekaaniko ah,sida Saliid
Bedelida, kileeshka, Bireegyada , Deynabooyinka , Starter
motorska, Engines_ka Gearbox_yada, Shocks-yada, Exhaust_yada,Radiatorska,Link
armska, pusheska Springs, Anagoo marwalba kuu soo iibineyna
alaab cusub oo garantii leh welibana ku siineyna waraaqda
garantiiga , kuuna sheegeyna wax kasta oo ka xun Baabuurkaaga
oo aanan qiime dheeraad ah kugu soo dalacayn Full Car Check
Free ah Xag dab iyo Mekaanikaba .iwm
Baabuur iib Ah: Waxaanu
dhowaan idiinku soo daraynaa Askarmotors laba qaybood oo
Baabuur iib ah[Cars For Sale] oo kala ah London UK iyo Hargeysa
Somaliland, Baabuurtaas oo ah Baabuur aanu anagu soo jeegareynay
oo wata ugu yaraan 6 Bilood/6Months Garantii Sida Engine_ka,
Gearbox_ka anagoo u sii samaynayna Full Car Check ama PDI
{Predelivery Inspection} kana Bedelayna Dhamaan waxa ka xun
iyo Full Service with Timing Belt Change haddii Baabuurku
Timing Belt yahay ama Leeyahay, hadaba Kala soco qaybta Baabuurta
ama Cars Pictures mar walba Sawirada
aanu soo gelino anagoo ku soo kala Qorayna Hargeysa iyo London |